
Dahabka (XAUUSD), wuxuu taagan yahay marxalad uu hada ka baxaayo nasasho (correction), waxaana suurta gala in uu hada isku diyaarinaayo in uu sameeyo (Impulsive). Qiyaasaadka iyo odoroska waxay tilmaamayaan (Technical Analysis) in suuqu gaadhi karo qiimaha $3,600 halkii ounce.
Si kastaba ha haatee RSW waxay ka filaysaa in uu aadi karo jihada kore, balse waxaa jira suurta galnimo halisteeda leh oo ay tahay in aad isha ku haysto, oo ah xaaladadha dhaqan dhaqaale ee dunida ka jirta oo marwaba saamayn ku yeelan karta suuqa. Halkan ka akhriso qoraal dheer oo aan ka samaynay dahabka

Be the first to comment